(Sawirro) Meydka Xildhibaan Max’uud Seesey oo aas Qaran loo sameeyey

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan labada aqal ee BJFS ayaa Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyadda Qaranka uga qeyb galay salaada jannaasada Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Maxamuud Maxamed Seeyseey oo ku geeriyooday Muqdisho. Guddoomiye Sheekh Aadan … Continue reading (Sawirro) Meydka Xildhibaan Max’uud Seesey oo aas Qaran loo sameeyey